Home » Ciidanka saldhigga Booliska degmada Baydhabo oo lagu wareejiyay Xoolo nool(SAWIRRO)

Ciidanka saldhigga Booliska degmada Baydhabo oo lagu wareejiyay Xoolo nool(SAWIRRO)

by Weriye Ateera
Baydhabo(CKG)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda diinta iyo awqaafta Dowladda Federaal ka Soomaaliya Mudane Xildhibaan Salah Shariif Siidkey oo deeq xoolo labo neef geel ah kuwareejiyey ciidanka boliiska Koonfur Galbeed gaar ahaan kuwa saldhigga booliska degmada Baydhabo.
Wasiirka ayaa deeqdan xoolaha ah ugu talagaley inuu kudhiiragaliyo hawsha amni ee boliisku ay uhayaan shacabka ku nool degmada Baydhabo aydoo ciidanka tan ilaa bishii ramadaan ay wadeen howlgalo guud oo amniga degmada laga xaqiijinaayo.
Taliska boliiska Koonfur galbeed iyo taliyaha saldhiga degmada Baydhabo Mukhtaar Ibraahimayaa wasiirka ugu mahadceliyey deeqdan xoolaha ah oo uu kudhiiragaliyey ciidanka.
Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com