Baydhabo (CKG) – Waxaa caawa magaalada Baydhabo ku geeriyooday, Tifaftiraha Wakaaladda Wararka CodkaKoonfurgalbeed.com Weriye Siid Cali Muuse Maxamed (Ateera). Allaha u naxariisto, Weriye Siid Cali ayaa waxa uu ka mid …
Category:
Koonfur Galbeed
-
Koonfur GalbeedWararka Maanta
Arlaadi Specialist Hospital ee magaalada Baydhabo ayaa ku guuleystay Qaliino Bukaanadooda halis ugu Jiray(DAAWO)
BAYDHABO(CKG)–Xarunta caafimaadka Arlaadi S.H ee magaalada Baydhabo ayaa waxaa uu wadaa dadaalo ku aadan sidii bulshada u baahan ka daweynta cudurada kala duwan kuwaasi oo ka kala imaada gobolada Baay, …
-
Koonfur GalbeedWararka Maanta
Agaasimaha waxda faydhowrka Degmada Baydhabo oo ka warbixiyay kaalinta faaydhowrka iyo doorka ay ka qaadanayaan.
BAYDHABO(CKG)–Xubno ka kala socdey ururka haweenka degmada iyo waaxda faaya dhowrka maamulka Degmada Baydhabo ayaa maanta agab caafimaad oo kala gedisan gaarsiiyey qaar kamida haweenka danyarta ee ku dhaqan kaamamka …
-
Koonfur GalbeedWararka Maanta
Mas’uuliyiin ka tirsan KGS ayaa ka qeyb galey furitaanka xarunta cusub ee caafimaadka Daarul-shifa(DAAWO)
BAYDHABO(CKG)–Xarunta caafimaadka Daaru-shifa PC, Center ayaa waxaa laga dahfuray Xaafadda Wadajir laant 7,aad ee magaalada Baydhabo taasi oo loogu adeegi doono bulshada ku nool xaafaddaasi iyo qeybaha kale ee bulshada …
-
Koonfur GalbeedWararka Maanta
Howlgalo qorsheysanaa oo laga fuliyay degaano ka tirsan degmada Walanweyn(SAWIRRO)
WALAWEYN(CKG)–Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Si wadajir ah u fuliyay howlga lagu nadiifinayay wadooyinka ay ku dhibaateeyaan kooxda Al-Shabab ee dadka Shacabka ah ee isticmaala. Howlgalka ayaa si wadajir ah …
-
BAYDHABO(CKG)–Sanad kasta Jaamacadaha ku yaala magaalada Baydhabo xarunta gobolka Baay waxaa ka qalan jabiya arday badan oo is kugu jiraan rag iyo dumar kuwaasi oo barteen qeybaha kala duwan ee …
-
Muqdisho (CKG) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo kale oo ka dhan ah maamul goboleedka Jubbaland, xilli ay weli kasii dareyso xiisadda siyaasadeed ee u dhexeyso labada dhinac. Warar soo baxaya …
-
Koonfur GalbeedWararka Maanta
Horjooge Al-shabaab u qaabil sanaa oo Buur Hakaba lagu soo bandhiggay(SAWIRRO)
BUUR-HAKABA(CKG)-Taliyaha Ciidanka Daraawishta Koonfur Galbeed Qeybta Degmada Buur-Hakaba Dhame Maxamed Xasan Aadan (Sandheere) ayaa Hogaaminayey Howlgal Qorshaysan oo laga fuliyey Deeganka Buur-Helede oo Hoostagta Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay. Howlgalka …
-
Koonfur GalbeedWararka Maanta
Faysal Xuseen Zaaid oo qalab sports guddoonsiiyey kooxda Amaana Academy oo ka dhisanBaydhabo(DAAWO)
BAYDHABO(CKG)–Isboortisku wuxuu hogaan u yahay Nabadda, is dhaxgalka bulshada iyo ka hortagga wax kasta oo degaanka dhib ku ah ayadoona dhiira-galin u yahay dhalinyarada. kooxda Amaana Academy ee ka dhisan …
-
Koonfur GalbeedWararka Maanta
Maamulka degmada Xudur oo kormeeray dhismaha Buundada degmadaasi(SAWIRRO)
XUDUR(CKG)-Gudoomiyaha degmada xudur Mahamed Macalin Ahmed oo maanta kormeer ku tagey howsha ka socota dhismaha wadooyinka kaas oo meel fiican mareya. Sidoo kale dhawaan waxaa la bilaawi doonaa dhismaha laamiga …
Newer Posts