Dhamaan waxaa baraha Bulshada gaar ahaan Facebook lagu arkaayay qoraalo iyo sawirro ku saabsan in Abdulkadir Ahmed Mohamed ( Chief Sagarey) oo ahaa Afayeenka shacabka KGS, Qaarada Yurub iyo dadka …
Category:
Muuqaalo
-
Koonfur GalbeedMuuqaaloWararka Maanta
Sidee lagu joojin karaa dagaalada iyo amni xumida ka jirta degmada Berdaale gobolka Baay(DAAWO)
BAYDHABO(CKG)-Beel kamid ah kuwa dega degaanada koonfur galbeed soomaaliya dhalinyaro ka soo jeedaan ayaa magaalada Baydhabo waxay ku qabteen kulan duco iyo Qur’aan aqris si ay degmadaasi xasiloon ay u …
-
MuuqaaloSoomaaliyaWararka Maanta
Madaxweyne Xasan Sheekh oo muqdisho ka furay shirweynaha horumarinta beeraha ee dalkeenna(DAAWO)
Muqdisho-(CKG)-Madaxweynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow magaalada Muqdisho ka furay shirweynaha koowaad ee horumarinta silsiladaha maalgashiga beeraha dalkeenna. Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Beeraha iyo …
-
Koonfur GalbeedMuuqaaloWararka Maanta
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka/Bakool oo ka qeyb galay xil wareejinta dugsiga Bakool(DAAWO)
XUDUR(CKG)-Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Bakool oo ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay maamul cusub oo wasaaradda waxbarashada KGS u magacawday dugsiga hoose,dhexe iyo Sare ee Bakool. Munaasabadda …
-
MuuqaaloSoomaaliyaWararka Maanta
Maareeye Wasiirka Beeraha “Waxan rabna Culimo ku baxda dagaalada Sokeeye ee kasocda Gobalada dalka(DAAWO)
MUQDISHO(CKG)-Maareeye Wasiirka Beeraha “Waxan rabna Culimo ku baxda dagaalada Sokeeye ee kasocda Gobalada dalka. Culumada waxaa looga baayan yahay in wacyi-galinta bulshasa aysan ka dhigin mashruuc oo guri lagu biilanaayo …
-
Koonfur GalbeedMuuqaaloWararka Maanta
Siyaasi Idiriis Cabdi “Lafta-gareen Muqdisha ma aadi doono ilaa DF tabashooyinkeena..(DAAWO)
BAYDHABO(CKG)-Siyaasi xildhibaan hore DF mudane Idiriis Cabdi Dhaqtar oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Baydhabo ayaa waxaa uu kaga hadlay siyaasadda dalka iyo hadalkii dhawaan lagu aflagaadeyay Umadda KGS …
-
MuuqaaloWararka Maanta
DAAWO VIDEO: Jaaliyadda Koonfur-Galbeed Soomaaliya ee dalka Jarmalka oo qabatay kulan looga tashanayay horumarinta aayaha iyo taariikhda Digil & Mirifle.
Worms (CKG) – Jaaliyadda Koonfur Galbeed Soomaaliya ee dalka Jarmalka ayaa waxay ay kulankan ku qabteen magaalada Worms oo ka tirsan gobolka Rheinland-Pfalz ee dalka Jarmalka. waxaana lagu casuumay, oona …
-
MuuqaaloSoomaaliyaWararka Maanta
Madaxweyne Xasan oo ka qeybgalay munaasabadda Xuska Kowda Luulyo +(VIDEO)
Muqdisho (CKG) – Madaxweynaha JF Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Isniinta maanta ah ka qeyb-galay munaasabadda xuska sannad guurada 64-aad ee xornimada iyo Midnimada dalkeenna. Dr. Xasan Sheekh ayaa …
-
-
MuuqaaloWararka Maanta
Wasiir Mukhtaar Roobow “Ummadda Soomaaliyeed waxaan u sheegaa Ogaada Xajku dalxiis ma ahan”. +(VIDEO)
Muqdisho (CKG) – Wasiirka awqaafta iyo arrimaha diinta xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo shir jaraa’id ka qabtay ayaa ka hadlay arrimo ku aadan Xajka sanadkan …
Newer Posts