Baydhabo(CKG)-Garoonka kubadda cagta Dr, Ayuub ee magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyay koobka kooxaha heerka koowaad ee South West Super League kaasi oo ku tartamayeen ilaa lix kooxood …
Category:
Baidoa Supar League
-
Baidoa Supar LeagueCIYAARAHAKoonfur GalbeedSoomaaliyaWararka Maanta
Kooxda Fc. Dekadaha oo ku guleysatay koobka Super Cup-ka Soomaaliya.
Baydhabo(CKG)-Kulankii taariiqiga ahaa u dhaxeeyay naadiyada Gaadiidka iyo Dekadaha kulankooda Finalaha Koobka Super Cup-ka ayaa galabtaan lagu soo gaba-gabeeyay garoonka kubadda cagta Dr, Ayuub ee magaalada Baydhabo. Kulanka oo ahaa …
-
Baidoa Supar LeagueCIYAARAHAKoonfur GalbeedWararka Maanta
Kooxaha Gaadiidka iyo Dakaddaha oo Galabta ku Ciyaari doono Garoonka Dr,Ayuub Magaalada Baydhabo.
Baydhabo(CKG)-Kooxaha Gaadiidka iyo Dakaddaha ayaa maanta markii ugu horaysay ku ciyaaraya Magaalada Baydhabo kama dambeysta koobka Super Cap-ka dalkeenna. Iyadoona labada Naadi tariiq fiican ay ku leeyihiin koobka Super Cap-ka. …
-
-
Baidoa Supar LeagueCIYAARAHAKoonfur GalbeedWararka Maanta
Naadiyaasha Kubadda Cagta Dekeddaha iyo Gaadiidka oo Soo Gaaray Magaalada Baydhabo(SAWIRRO)
Baydhabo(CKG)-Naadiyaasha Kubadda Cagta Dekeddaha iyo Gaadiidka ayaa maanta soogaarey Magaalada Baydhabo oo taariiqda markii ugu horaysay lagu ciyaarayo koobka Super Cap-ka Soomaaliya 2023. Gudoomiyaha Ururka Kubada Cagta Koonfur Galbeed Soomaaliya …
-
Baidoa Supar LeagueKoonfur GalbeedWararka Maanta
Supper Cup-ka Soomaaliya oo sanadkan ka dhacaya Baydhabo.
Baydhabo(CKG)-Is badallada uu sameeyay xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda Cagta sanadkan waxaa ka mida in cayaarta Supper Cup oo ah cayaarta dalka Ugu sareysa lagu qabanayo meel ka baxsan magaalada Muqdisho …
-
Baidoa Supar LeagueKoonfur GalbeedWararka Maanta
BSL Magaalada Baydhabo oo qeybahiisa hore meel xiiso leh maraya.
Baydhabo(CKG)-Kulankaan oo lawada sugaayay oo lagu soo aadiyay galabnimo Jimco ah ayaa wuxuu u dhaxeeyay kooxaha kala ah Fc. Horseed iyo Fc. Baaysom oo labada kamid ah kooxaha ugu faca …
-
Baidoa Supar LeagueKoonfur GalbeedWararka Maanta
Kooxda FC. BCC oo horyaalka BSL degmada Baydhabo ku bilaawatay Guul.
Baydhabo(CKG)-Kulankii adkaa ee galabtaan u dhaxeeyay labada koox ee kala ahaa Fc. A. Sharow iyo Fc. BCC ayaa wuxuu ku soo idlaaday 1-3 oo ku adkaatay kooxda FC.BCC oo kamid …
-
Baydhabo(CKG)-Garoonka kubadda cagta magaalada Baydhabo Dr, Ayuub ayaa waxaa si toos ah uga furmay koobka kooxaha heerka koowaad Baidoa Supar League (Southwest state Super League) kaasi oo ay ka qeyb …
-
Baidoa Supar LeagueKoonfur GalbeedWararka Maanta
Koobka BSL oo dhawaan ka furmi doono Garoonka Dr,Ayuub Magaalada Baydhabo.
Baydhabo(CKG)-Tantankaan ayaa waxaa ku soo biiray kooxo ka soo baxay heerka labaad ee ku soo baxay kaalmaha hore taa soo xiiso kale u yeleysa tantanka koobka BSL. Kooxaha ku xifaaltama …
Newer Posts