Home » Cali Jeyte “Waxaan u diyaar garawnay Wajiga labaad ee dagaalka AL-Shabaab”

Cali Jeyte “Waxaan u diyaar garawnay Wajiga labaad ee dagaalka AL-Shabaab”

by Mohamed Adam Socdaal

Beladweyne (CKG)- Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa kud hawaaqay wajiga laabad ee Howgalka ka dhanka ah dagaaalamaayasha AL-Shabaab, kaasi oo la filayo inuu dalka oo dhan si toos ah uga billawdo,dowladda Soomaaliyana ay horay ugu dhawaaqday.

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa war ka soo saaray Wajiga Labaad  ee howlgalka, waxaana mar kale uu ku baaqay in degaanada Maamulkaasi Hirshabeelle si toos ah ay kaga billaaban doonaan howgalka ka dhanka ah AL-Shabaab.

Waxaana intaas uu ku daray in Gobolka uu Guddoomiyaha ka yahay ee Hiiraan ay ka billawden Howlgallada horay loogu dhawaaqay, haattana ay diyaar u yihiin.

Guddoomiyaha ayaa sidoo kale ka hadlay xaaaladaha bani’aadanimo ee ka jira degaanadaaasi, waxaana uu ugu baaqay hay’adaha gargaarka inay gacan ka gaystaan dhibaatooyinka ka jira degaaanaaasi.

CodkaKoonfurGalbeed.Com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com