BAYDHABO(CKG)- Aragtiyo kala duwan ayaa ka soo baxayaa madaxda, siyaasiinta iyo bulshada ku nool dalka soomaaliya iyo kuwa qurba joogta ah taasi oo ku aadan go’aanka iyo moowqifka dowladda soomaaliya ka gaartay bixitaanka dowladda Itooboya ee dalka soomaaliya.
Hadalada ama diid mooyinka bixitaanka ciidamada Itoobiya waxaa ka hor imid madaxda qaar iyo bulshada gobolada Koonfur galbeed madaama degmooyin badan ay ka joogaan.
Imaanshaha ciidamada Dowladda Masar ayaa lagu tilmaamay in ay tahay mid lagu bur burinaayo amniga iyo degnaanshaha KGS iyadoo degmooyinka qaar gacanta ay ku hayaan kooxda Al-shabaab.
Cabdulaahi Yuusuf waxaa uu kamid yahay siyaasiinta KGS waxaa uu ka hadlay xaaladaha ka taagan dalka soomaaliya gaar ahaan gobolada KGS.
HALKA HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA SIYAASIGA.
Codkakoonfurgalbeed.com