Home » Bulshada degmada Walanweyn oo la faray in ay ka qeyb qataan dib u soo celinta bilicda degmada.

Bulshada degmada Walanweyn oo la faray in ay ka qeyb qataan dib u soo celinta bilicda degmada.

by Weriye Ateera

WALANWENYN(CKG)-Maamulka degmada Walanweyn ee gobolka Sh/hoose ayaa bilaaway sidii dhismooyin iyo waddo furis loogu sameyn lahaa kuwooda ugu muhiimsan ee ku yaala bartamaha degmada Walanweyn.

Maamulka degmada oo kaashanaayo Bulshada iyo hay’adaha ka taageera arrimaha Bulshada ayaa degmada ka bilaaway in dib u dayactir ay ku sumeyaan waddada weyn ee dhax Marta magaalada taasi oo kaalin weyn ka qadaneysa bilicda degmada.

Sidoo kale dhismaha waddadaani ayaa waxaa bar bar socda waddooyin kale oo xiriiri ka dhigay ganacsatada yar yar kuwaasi oo hareerahooda ka furtay ganacsiyo.
Cabdukaadir Maxamed guddoomiyaha degmada Walanweyn oo ka hadlaayay Bulshada degmada ayaa faray in ay qataan awaar miirka ka soo baxday maamulka si loo helo magaalo dhan weliba ka hagaagsan.

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com