Wednesday, February 28, 2024
More

    Booliska Soomaaliya oo Gacanta ku soo dhigay Ninka Dilay Imaam Misaajid

    Baydhabo (CKG)- Ciidanka Booliiska Saldhigga degmada Warta nabadda ayaa saaka gacanta ku soo dhigay nin lagu eedeeyay in uu dil ugaystay imaamka masaajid ku yaala deegaanka Garasbaaleey, halka uu dhaawacay mu’adinkii masaajidka Shalay oo bishu ahayd 29 bisha March.

    Eedaysanaha ayaa dilka u adeegsaday baangad, waxaana la sheegay in uu tabliiq ahaay masjidkana uu muddo joogay.

    Wali lama haayo sababta ka dambeysay dilka hasa ahaate dadka deegaanka ayaa ku waramaya in khilaaf dhaxmarey darteeda uu keenay dilka.

    CodkaKoonfurGalbeed.Com

    WARARKA LA XIRIIRA

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here

    KU BIIR ASXAABTA BARTA FACEBOOGEENA

    LATEST HEADLINES

    Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com