BAYDHABO(CKG)-Waxaa la filaayay sanadkaan in dalka soomaaliya uu ka da’o roobabkii deyrta ahaa, balse taasi ma aysan dhicin in roobabka kaasi sidii la rajeynaayay in ay u da’aan.
labadii bilood ee la soo dhaafay dalka waxaa ka jiray kuleelo aad u daran taasi oo loo sababeeyay isbedelka cimilada darteeda.
degmooyin kamid ah KGS gaar ahaan gobada Baay iyo Bakool ayaa ka da’ay roobab badneen kuwaasi oo sii huriyay kuleelkii jiray.
degmooyinka Buur-Hakaba iyo magaalada Baydhabo ayaa laga tugtay salaadda roob doonka ah ayadoo lis kugu soo baxay fagaarooyin ku yaala degmooyinkaasi si alle loo tuugo oo roobab loo helo.
-
default
codkakoonfurgalbeed.com