Home » Baydhabo oo ka furmay Koobka Kooxaha Heerka Labaad ee Degmada Baydhabo.(SAWIRRO)

Baydhabo oo ka furmay Koobka Kooxaha Heerka Labaad ee Degmada Baydhabo.(SAWIRRO)

by Weriye Ateera

Baydhabo(CKG)-Garoonka kubadda cagta magaalada Baydhabo Dr, Ayuub ayaa waxaa si toos ah uga bilowday kaabka kooxaha heerka labaad taasoo ka qeyb gali doonaan kooxaha kala ah, F.C Salaamay, F.C Tikootar, F.C BBG, F.C Howlwadaag, F.C Sh/ Asharow iyo F.C Shimiteeri.

Kulankii koowaad ee furitaanka tartanka kooxaha heerka labaad ayaa waxaa lagu furay F.C Salaamay V.s F.C Tikootar kulankaasi oo guusha 5-0 ku adkaatay kooxda F.C Salaamay.

Ciyaartoyda ka kal socday labada koox ayaa dareenkkda marka hore ka hadlay waxayna shegeen in mudo ay sugayeen furitaanka koobkaani madaama aan mudo tartan ka qeyb galin.

Xogheyaha guud ee xiriirka kubadda cagta KGS. Nuur Xaaji Hafow ayaa u mahadceliyay cid kasta oo suurta galiyay qabashada kooxkaan, wuxuuna sheegay in si fiican ku bilowday koobka kooxaha heelka labaad ee degmada Baydhabo.

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com