Home » Bandhigga Buugga taariiqda keydka soomaaliya oo Baydhabo lagu qabtay +(SAWIRRO)

Bandhigga Buugga taariiqda keydka soomaaliya oo Baydhabo lagu qabtay +(SAWIRRO)

by Weriye Ateera

Baydhabo (CKG)- Waxaa magaalada Baydhabo ee xaruunta gobolka baay lagu qabtey bandhigga buugga keydka taariikhda soomaaliya, waxaana bandhigga ka qeybgaley mas’uulin katirsan maamulka KGS, bahda waxbarashada, ururrada ka jira Baydhabo, shirkadaha isgaarsiinta iyo qeybaha kala duwan ee bulshada baydhabo.

Sheekh Aadan sheekh Saciid oo ah qoraaga buuggan oo maalmo ka hor bandhig noocaan ah ugu sameeyey buugiisan keydka taariikhda soomaaliya Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegey in ay uga dhigantahay suuragal nimada bandhigga buugan loogu sameeyey magaalada baydhabo ee xaruunta gobolka bay.

Mas’uulintii kala duwaneed ee bandhiggaan ka qeyb galay ayaa dhiira-galin isoo jeediyeen Sheekh Aadan sheekh Saciid, waxayna halkaasi ka iibsadeen Buugaag aad u tira badan.

Buugga keydka taariikhda soomaaliya maxay uga dhigan tahay in ay helaan jiilka manta jooga, madaama kaliya intooda badan ay ku maqleen sheekooyin aan dhamaytiraneen.

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com