Worms (CKG) – Jaaliyadda Koonfur Galbeed Soomaaliya ee dalka Jarmalka ayaa waxay ay kulankan ku qabteen magaalada Worms oo ka tirsan gobolka Rheinland-Pfalz ee dalka Jarmalka. waxaana lagu casuumay, oona …
Author
Weriye Ahmed Yare
-
MuuqaaloSoomaaliyaWararka Maanta
Madaxweyne Xasan oo ka qeybgalay munaasabadda Xuska Kowda Luulyo +(VIDEO)
Muqdisho (CKG) – Madaxweynaha JF Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Isniinta maanta ah ka qeyb-galay munaasabadda xuska sannad guurada 64-aad ee xornimada iyo Midnimada dalkeenna. Dr. Xasan Sheekh ayaa …
-
-
SoomaaliyaWararka Maanta
Macallin Dugsi Qur’aan iyo Xaaskiisa oo aano qabiil darteed loogu dilay Galgaduud
Dhuusamareeb (CKG) – Macallin Dugsi Quraan iyo Xaaskiisa ayaa lagu soo warramayaa in xalay lagu dilay duleedka magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug. Sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen ilo wareedyo …
-
Muqdisho (CKG) – Dowladda Iiran ayaa lagu eedeeyay inay gadaal ka riixayso isku dayga socda ee wada-shaqeyn ay ku yeelanayaan kooxda ay taageerto ee Xuutiyiinta Yemen iyo kooxda Al-Shabaab ee …
-
Adis Ababa (CKG) – Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horreysay ku dhiiratay inay si shaacsan u sheegto inay aqoonsaneyso Somaliland, xilli uu socdo qorshe lagu dhaqan-gelinayo heshiiskii Addis Ababa. Wasiiru-dowlaha …
-
SoomaaliyaWararka Maanta
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ‘Jaamac’ oo Dowladdii Farmaajo eedeyn kulul u jeediyay (Maxaa cusub?)
Muqdisho (CKG) – Wasiirka Gaashaandhigag XF Soomaaliya, Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo wareysi bixiyay ayaa ka hadlay go’aanka dowladda ee kula wareegeyso qabuuraha Iskuul Buluusiya, wuxuuna sidoo kale eedeyn …
-
MuuqaaloWararka Maanta
Wasiir Mukhtaar Roobow “Ummadda Soomaaliyeed waxaan u sheegaa Ogaada Xajku dalxiis ma ahan”. +(VIDEO)
Muqdisho (CKG) – Wasiirka awqaafta iyo arrimaha diinta xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo shir jaraa’id ka qabtay ayaa ka hadlay arrimo ku aadan Xajka sanadkan …
-
SoomaaliyaWararka Maanta
Dowladda Itoobiya oo ka jawaabtay go’aanka ciidamadeeda looga saarayo Soomaaliya (Maxaa cusub?)
Addis Ababa (CKG) – Wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda Itoobiya war ka soo baxay ayaa waxa ay ku sheegtay in aysan jirin war rasmi ah oo ka soo baxay DF …
-
SoomaaliyaWararka Maanta
UPDATE: DF Somaliya oo war ka soo saartay weerarkii qaraxyada ku billowday ee Al-Shabaab ku qaaday Ceeldheer
Ceeldheer (CKG) – Waxaa faah-faahino dheeraad ah ka soo baxaya, weerar khasaaro dhimasho iyo dhaawacba geystay oo ku billowday qaraxyo oo subixii Sabtida maanta ah ay Argagixisada Al-Shabaab ku qaadeen …
Newer Posts