Home » Askarin ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu soo bandhigay taliska qeybta 60,aad Baydhabo.

Askarin ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu soo bandhigay taliska qeybta 60,aad Baydhabo.

by Weriye Ateera
Baydhabo(CKG)-Aadan Isxaaq Iidow oo Magac afgarashada Khawariijta loo yaqaano (Ayuub Dheere ) ayaa Isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Qeybta 60aad.
Wuxuuna khawariijta Mudo 7-sano ah u qaabilsanaa Jabhada isagoona ka qeyb qaatey Dagaalo ka dhacay Gobolada, Shabeellaha hoose iyo Bakool
Aadan ayaa ka hadley Sababta ku kaliftey in khawariijta isaga soo baxo Ayuu ku sheegey ka been sheegida Diinta Islaamka Cadaalo daro iyo Dhibatada ay Shacabka Soomaaliyeed ay ku hayaan.
Ugu dambeyntii Wuxuu Baaq udirey Dhallinyarada ku jirta Khawariijta horey loo qaldey isagoona ugu baaqey in ay isaga soo baxaan Dowladda isku soo dhiibaan .
Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com