Home » Askari ka soo goostay kooxda Al-shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka ku sugan degaanka Goofgaduud Buurey(SAWIRRO)

Askari ka soo goostay kooxda Al-shabaab oo isku soo dhiibay ciidanka ku sugan degaanka Goofgaduud Buurey(SAWIRRO)

by Weriye Ateera

Goofgaduud Buurey(CKG)-Cali Guudow Madey oo looyaqaano ( Cali Dheere ) ayaa isku Soo Dhiibey ciidanka xppgga dalka gaar ahaan Ururka 47,aad ee guutada 8,aad ee qeybta 60,aad ciidanka xoogga dalka soomaaliya ee fadhigeedu yahay Degaanka goof gaduud Buurey oo ka tirsan degmada Baydhabo.

Askarigaan ayaa Tababaro kala Duwan kusoo Qaatey Gobalada Baay iyo Jubbada Dhaxe wuxuuna ka qayb qaatay Dagaalo dhowr ah oo lagu halaajiyay argagixisada ka dhacay Hiiraan, Galgaduud Iyo Qeybo kamidah Koonfurta Mudug.

Degaanada koonfur galbeed soomaaliya ayaa ah goobaha ugu badan ee ay iska soo dhiibaan dhalinyarada ka soo goosata kooxda Al-shabaab ayidoona maalmahaani dhalinyaro badan isku soo dhiibeen maamulka KGS lagu soo bandhigay magaalada Naydhabo.


Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com