Home » Akhriiso: Wasaaradda Maaliyadda oo canshuur kordhin samaysay (SAWIRRO)

Akhriiso: Wasaaradda Maaliyadda oo canshuur kordhin samaysay (SAWIRRO)

by Mohamed Adam Socdaal

Muqdisho (CKG)- Wasaaradda Maaliyadda ayaa canshuur kordhin ku samaysay badeecadaha Muqdisho kasoo daga.

Wasaaradda Maaliyadda ayaa u sababaysay canshuur kordhinta inay doonayso kordhinta dakhloga soo gala dowladda ayadoo aan eegin dhibaatada shacabk uga imaan karta haddii la kordhiyo waxyaabaha quutul daruuriga ah sida raashinka.

shaxda kordhinta tariifada.

 

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com