Jowhar (CKG)- Shirka Agaasimayaasha guud ee Maamulka Hirshabelle oo shir gudoominayay Agaasimaha guud ee Madaxtooyada hirshabelle mudane ambassador Cabdulqaadir Cabdulle Xooshow ayaa Maanta lagu qabtay Magaalada Jowhar.
shirkan ayaa waxaa lagu soo bandhigay wax yaabo kala duwan oo la xirriira howlaha dowladda.
muhiimada shirkan oo ahaa in loo wadashaqeeyo si dahfurnaan ah lana xoojiyo xiriirka wasaaradaha si deegaanada Hirshabeelle loo gaarsiiyo adeegyadda aas-aasiga ah ee dowladda.
Agaasimaha Madaxtooyadda Hirshabelle waxaa uu boggaadiyey howlaha hamsami u socodka leh iyo dadaalada wasaaradaha ay ugu jiraan sidii loo samatabixin lahaa kuwa ay saamayeen fataxaadii uu sameeyey wabiga shabeelle.
Codkakoonfurgalbeed.com