Home » Agaasimaha Wasaaradda Qorsheynta K/Galbeed Oo Kulan Loogu Hadlayey Dardargelinta Qorshe Howleedka La Qaatay Hay’adaha (SAWIRRO)

Agaasimaha Wasaaradda Qorsheynta K/Galbeed Oo Kulan Loogu Hadlayey Dardargelinta Qorshe Howleedka La Qaatay Hay’adaha (SAWIRRO)

by Mohamed Adam Socdaal

Baydhabo (CKG)- Shirkan oo sadaxdii biloodba mar ay yeeshaan Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Koonfur Galbeed iyo Hay’adaha waxaa maanta shir guddoomiyey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Mudane Yacqub Isak Hussein.

Shirkan oo ka qabsoomey Xaruunta Wasaaradda waxaa ka qeybgalay inta badan Hay’addaha International ka Iyo kuwa local-ka ee ka howlgala Deegaanada Koonfur Galbeed waxaana loogu hadlayey isxog wareysi ku saabsan waxyaabihii qabsoomey aqabadaha taagan iyo sida lagu xalin karo.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta Mudane Yacqub Isack Hussein ayaa sheegay in ay Dardargalin doonan doorka Wasaarada ee kormeerka & qiimeynta howlaha kala duwan ee NGO-yada iyo Hay’adaha ay ka wadaan deegaanada koonfur galbeed.

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com