34
Baydhabo (CKG)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Haweenka Marwo Madiina Ahmed Nuur ayaa Hay’adda IHRO iyo Hiil Bilaan oo kaashanaya Hay’adda Kasmo’Dev kala wareegtay aqab Xafiiseed loogu talagalay Wasaaradda.
Aqabkan oo is iskugu jiray qeybaha kala duwan ee xafiisyadda ayaa ah mid ay u baahneed wasaaradda iyadoo Agaasime Madiina si guud ugu hadashay aqabkan maanta ay la wareegtay
wasaaradda Haweenka Koonfur Galbeed ayaa bilihii dambe dadaalo dheer ugu jirtay dardargelinta howlaha hortabinta u leh bulshada iyo xoojinta goobaha ay ugu adeegto Bulshada Koonfur Galbeed.
CodkaKoonfurGalbeed.Com