30
Baydhabo (CKG)- Agaasimiyaasha Wasaaradaha Koonfur Galbeed ayaa Maanta kulan ugu Furmey Baydhabo.
Agaasimaha guud Madaxtooyada Koonfur Galbeed Mudane Abdifatah Mahad Abdirahmaan ayaa shir gudoomiyey shirka Agaasimiyaasha guud Wasaradaha oo looga hadlay Dar-dargelinta Howlaha loogu adeegayo Bulshada ku nool Guud ahaan Gobolada Koonfur Galbeed.
shirkan oo ah mid muhiimad gaar ah u leh bulshada ayaa agaasimiyaasha ugu hadleen xaaladaha ka jira deegaanada Koonfur Galbeed iyo sidii loo xoojin lahaa howlaha hortabinta u leh Shacabka si loo gaaro Horumar ayaa lagu yiri” shirka.
CodkaKoonfurGalbeed.Com