Home » Aabe baahiyaha gaarka qaba Baydhabo ku xanuunsan oo codsaday in la caawiyo.

Aabe baahiyaha gaarka qaba Baydhabo ku xanuunsan oo codsaday in la caawiyo.

by Weriye Ateera

Baydhabo(CKG)-Aabe kuulow waa qof da’ah hadda waxaa uu kamid yahay dadka baahiyaha gaarka ah qaba, kuulow ayaa wuuxu la yahay indhaha, gacanta bidix iyo dhaawacyo aan muuqan.

1977 ayuu la kulmay dhibtaan lanoolaan shaha ah Aabe Kuulow oo xiligaasi ka shaqeynaayay gaadiidka dab-damiska sida uu inoo sheegay.

Waa guri joog u baahan in loo weysa qaado laguna hogaamiyo howlaha kale ee u baahan yahay Aabe Kuulow.

Aabe Kuulow waxaa ku lamaanan oo baahiyaha gaarka ah la qabaa Cabduqaadir oo ah Wiil uu dhalay, waana qofka kaliya maanta dhabarka saartay mas’uuliyada guriga oo ay joogaa laba carruur oo isu maqado ah, waa aqoon hooyadooda geeriyootay.

Cabduqaadir Kuulow mahelin fursad wax barasho iyo gacan qabasho waalin u dhan yihiin.

Cabduqaadir waa muruq maalato, wuxuu ka shaqeyaa sameynta agabka loo adeegsado beeraha iyo agabka kale ee lagu sameeyo xarunta tunmaasha.

Cabduqaadir Kuulow in kastoo hadalkiisa la fahmi karin haddana wuxuu codsanayaa caawinaad weyn si wax uga qabto Carruurtiisa helin daryeel hooyo iyo xaaladda adduun ee bihis oo ku soo aruurtay guri hoognimo.

Qofkii arka moyee midkii loogo sheekeeyo ma dareemi karo xaaladda ay ku nool yihiin iyo waxay u baahan yihiin qoyska dhibane Aabe Kuulow.

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com