Home » “Lafta-gareenoow Kuwii Ethiopia difaacayey hadaad SYL u aqoonsatay adigaa lagaa rabaa magaca kuwii”

“Lafta-gareenoow Kuwii Ethiopia difaacayey hadaad SYL u aqoonsatay adigaa lagaa rabaa magaca kuwii”

by Weriye Ateera

MUQDISHO(CKG)-Nabadoon Abaabul oo ah Guddoomiyaha Golaha Badbaado bulsho oo shir jaraa’id ku qabtaya magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ka hadlay hadalkii uu shalay madaxweynaha maamulka koonfur galbeed soomaaliya Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ka sheegay madaxtooyada KG kadib markii bulsha badan hadlkaasi ay ku soo dhaweyeen.

Madaxweyne Lafta-gareen ayaa sheegay in 25 xildhibaan ee difaacday joogitaanka Ciidamada Dowladda Itoobiya in ay u dhigmaan 13kii dhalinyaradii SYL kuwaasi oo u soo hal gamay nabadda dowladda soomaaliya.

Nabaddoon Abaabul ayaa sheegay in arintaasi aysan aheyn wax fiican oo keeni kara nabadda iyo dowladnimada DFS iyo tan maamulka koonfur galbeed.

Dalka Itoobiya ma badbaadin karto ayuu dhahay loona baahan yahay in laga tashto dowladnimda dalka, maamul kastana looga baahan yahay in ay doorasho qabato si dalka u galo nabad galinyo.

HALKA HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA NABADDOONKA.

Codkakoonfurgalbeed.com

You may also like

Leave a Comment

About Us

CKG, is an independent media outlet that reports reliable news and information on Somalia, quotes and also daily events of the region.

Contact us

Copyright © 2024 CodkaKoonfurGalbeed.com All Rights Reserved. | Developed by KaDiiL Tech
The Real News Network
Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com