Wednesday, February 28, 2024
More

    Wasiirka Gaashandhiga Oo Kulan Loogu Hadlayey Wajiga Labaad Ee Howlgalka La Qaatay Kuxigeenka Qaramada Midoobe

    Muqdisho (CKG)- Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur iyo ku xigeenka ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Anita Kiki ayaa maanta kulan ku yeeshey Muqdisho.

    Labada ma’suul ayaa ka wadahadlay arrimo dhowr ah oo ah kamid yihiin, wajiga labaad ee howlgalka ka dhanka al Shabaab ee ay waddo dowladda Soomaaliya.

    Sidoo kale, waxay ka wadahadleen sidii dalka looga qaadi lahaa cunaqabateynta hubka si ciidanka qalabka sida awood ugu yeeshaan sugidda ammaanka wadanka.

    Codkakoonfurgalbeed.com

     

    WARARKA LA XIRIIRA

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here

    KU BIIR ASXAABTA BARTA FACEBOOGEENA

    LATEST HEADLINES

    Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com