Wednesday, February 28, 2024
More

    Dowladda Soomaaliya Oo Ka Walaacsan Dagaalka Ka Socda Dalka Sudaan

    Muqdisho (CKG)– Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga  Xumuudda Soomaaliya waxa ay muujinaysaa sida ay uga walaacsan tahay iskudhacyada hubaysan ee u dhexeeya Ciidamada iyo Xoogagga Birmadka Deg-degga ee Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Suudaan.

    Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ugu baaqaysaa dhammaan dhinacyada ku lugta leh dirirta in ay si deg deg ah u joojiyaan colaadda, isla markaana ay is xakameeyaan, ayna guda-galaan wadahadal lagu xalinayo khilaafka si loo dhowro amniga iyo xasiloonida siyaasadeed.

    Qoraal kooban oo ka soo baxay Wasaarada Arimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya ee looga hadlay Iskudhacyada dalka Suudaan aya u qornaa sidan:

    Codkakoonfurgalbeed.com

    WARARKA LA XIRIIRA

    LEAVE A REPLY

    Please enter your comment!
    Please enter your name here

    KU BIIR ASXAABTA BARTA FACEBOOGEENA

    LATEST HEADLINES

    Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com