Friday, September 22, 2023

WARARKA MAANTA

Dhusamareeb (CKG)_Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan wadatashi ah Magaalada Dhusamareeb kula qaatay guddoonka iyo Xildhibaanada BFS, siyaasiyiin iyo...

Laamaha Amniga KGS oo Baydhabo ku qaban kulan Amniga looga Hadlaayay(SAWIRRO)

Baydhabo(CKG)_Kulankaan looga Hadlayey arimaha xasilinta amaanka deegaanada KGS ee maanta lagu qabtey magaalada Baydhabo waxaa ka soo qeyb galay wasiirka wasaraada Amniga gudaha dowlada...

Isbitaalada Buur-Hakaba Oo La seexiyey Caruur soo ritey Cudurka Shuban Biyoodka.

Buur-Hakaba(CKG)_Bilowgii bishii Augosto ee sanadkaan degmada Buur-Hakaba ee gobolka Baay waxaa ka dilaacay cudurka shuban biyoodka kaasi oo sameyey dad badan oo is kugu...

Wasiiro ,Xildhibaano & Ganacsato oo ka qeyb galay Xarig jarka Dib u dayactirka Garoonka diyaaradaha Hobyo

Hobyo(CKG)_Wasiiro ,Xildhibaano, Ganacsato iyo maamulka Degmada  Hobyo ayaa ka qeyb galay Xarig jarka Dibu dayactir lagu sameeyay Garoonka diyaaradaha Degmadaas  ee Gobolka Mudug Garoonka  doyaaradaha...

Howlgal qorshaysan oo laga sameeyay Degaanka Hagarka oo lagu soo qabtay Mootooyin iyo Hub(SAWIRRO)

Hagarka(CKG)_Hay'adda nabadsugida iyo Sirdoonka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan ka sameysay deegaanka Xagarka ooka tirsan  gobolka Baay waana kamid ah degaanada hoos...

Go’aan laga soo saaray in la iibiyo waxyaabaha gar gaarka loo keeno dalka Soomaaliya(Akhriso)

Muqdisho(CKG)_Hay’adda maareynta musiiboyinka qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, Wasaaradaha gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Dowlad goboledyada dalka iyo Gobolka Banaadir ayaa caawa soo saaray go'aan mamnuucaya...

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay la dagaalanka Argagixisada

Riyadh-(CKG)-Wasiirka amniga ee XFS Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa magaalada Riyaad ee dalka Sacuudi Carabiya kula kulmay Wasiirka arrimaha gudaha dalka Sacuudiga, Amiir...

Howlgal laga sameeyay degaanka Aw-diinle oo lagu dilay Askari ka tirsanaa Kooxda AS.

Aw-diinle(CKG)_Ciidanka daraawiishta dowlad goboleedka maamulka koonfur galbeed soomaaliya kuwooda ku sugan degaanka Aw-diinle ee gobolka Baay ayaa waxay howlgalo qorsheysan ka sameeyey inta u...

Wasaaradda Haweenka KGS oo Baydhabo ku soo xirtey Tababar ku sabsan xuququl insaanka(SAWIRRO)

Baydhabo(CKG)_Wasiirka wasaaradda Haweenka iyo xuququl insaanka Dowladda Koonfur-galbeed ayaa maanta Baydhabo ku soxirtey Tababar ku sabsan xuququl insaanka, Tababarkaan ayaa ahaa mid maalmo kooban baydhabo...
KaDiiL Technology Inc-Web Desing Co
KaDiiL Technology Inc-Web Desing Co

LATEST HEADLINES

Howlgal laga sameeyay degaanka Aw-diinle oo lagu dilay Askari ka tirsanaa Kooxda AS.

Aw-diinle(CKG)_Ciidanka daraawiishta dowlad goboleedka maamulka koonfur galbeed soomaaliya kuwooda ku sugan degaanka Aw-diinle ee gobolka Baay ayaa waxay howlgalo qorsheysan ka sameeyey inta u...

Wasaaradda Haweenka KGS oo Baydhabo ku soo xirtey Tababar ku sabsan xuququl insaanka(SAWIRRO)

Baydhabo(CKG)_Wasiirka wasaaradda Haweenka iyo xuququl insaanka Dowladda Koonfur-galbeed ayaa maanta Baydhabo ku soxirtey Tababar ku sabsan xuququl insaanka, Tababarkaan ayaa ahaa mid maalmo kooban baydhabo...

Wasaaradda Warfaafinta KGS oo Baydhabo Tababar u soo Xirtay 30 Wariye kaasi oo La Xiriira Tebinta Doorashooyinka. .

Baydhabo(CKG)-Wasaaradda warfaafinta KGS ayaa maanta usoo xirtay 30 wariye oo ka kala socday warbaahinta dowladda iyo kuwa madaxa banaan ee ka howlgala magaalada Baydhabo...

Booliska Hirshabeelle oo loo soo xiray tababar ku saabsanaa yareynta dambiyada ka dhaca Bulshada.

Hirshabeelle(CKG)_Ciidamo ka tirsan Booliska Maamulka Hirshabeelle ayaa loo soo gaba-gabeeyay tababar socday mudo shan maalin ah kaasi oo ku saabsanaa habka loo maamulo saldhigyada...

New York{CKG}Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo ka qaybgalaya kalfadhiga 78-aad ee Golaha Guud ee QM oo ka socda magaalada New...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay taliyeyaal cusub

Soomaaliya{CKG}Madaxweynaha ayaa xusay in muwaadin kasta oo Soomaaliyeed, shacab iyo ciidanba ay maanta hortaallo masuuliyad adag oo ku saabsan xoreynta dalka, isagoo bogaadiyey sida...

Horjooge katirsan Kooxda AS oo isku soo dhiibay Nabad sugidda KGS degmada Xudur(SAWIRRO)

Xudur(CKG)_Adow Hassan Abdi Ali Oo kamid ahaa khawaarijta Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Hay'ada Nabad Sugida koonfur Galbeed ee ku sugan Degmada Xudur...

Dowladda Soomaaliya oo QM ka codsaneysa qaadista cunaqabateynta Hubka Xilligan Saaran

Soomaaliya(CKG)_Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse cabdi Barre ayaa  shirka golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee ka furmaya 19-ka Bishaan dalka Mareykanka horgayn doono isbeddelada Soomaaliya...

Kulan looga hadlaayay xaquuqda ay leeyihiin Naafada oo ka dhacay degmada Baraawe.

Baraawe(CKG)-Kulanka ayaa waxaa laga qeyb galiyay dadka baahiyaha gaarka ah ee ku nool degmada Baraawe iyo degaanada qaar ee ka tirsan degmada iyadoona kulanka...

WARARKA CAALAMKA

MUUQAALO

Muddo gaaban ku dhiso Website xawaare leh!

spot_imgspot_imgspot_img

World News

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com